Inaad Bed-qabto

COVID waxaa inta badan lagu kala qaadaa neefsashada hawo ka timaada dadka horey u qabey cudurka. COVID wuxuu raacaa hawada, wuuna ku sugnaan karaa oo ku faafi karaa hawada, si la mid ah qiiqa sigaarka.

Maaskarada wajiga, hawo wanaagsan, iyo kala fogaanshiyaha bulshada ayaa kaa caawinaya ilaalintaada. Gacmo-dhaqashada joogtada ah iyo nadaafadda ayaa sidoo kale caawisa.

Iska ilaali in aad u sheeko tagto meelaha goobaha ee dadku ku badan yahay - sida baararka, naadiyada ama goobaha cibaadada.

Tallaalku kama joojiyo dadka inay qaadaan COVID- 19, ama u gudbinta dadka kale, laakiin waxay yareeyaan halista jirro halis ah.

Marka lagu tallaalo, feejignow - oo maaskaradana-xiro.