Dadka Nugul

Qaar ka mid ah bulshada waxay khatar ugu jiraan cudirka COVID:

  • Daka ka weyn 65 sano
  • Kaankaro
  • Macaanka (sonkorta)
  • Cayilka ama buurnida saa’idka ah
  • Haweenka uurka leh
  • Cudurka wadnaha/sambabada
  • Habka difaaca jirka oo diciif ah (tusaale. Kaankarada, HIV)

Marka ay ku habboon tahay qaybaha bulshada ee nugul waa in mudnaanta la siiyaa tallaalka. Waa inay sidoo kale daboolaan oo laga ilaaliyo xiriirka dadka ay u badan tahay inay qaadaan.

Dadka la shaqeeya dad badan oo kale, gaar ahaan shaqaalaha daryeelka caafimaadka, ayaa halis weyn ugu jira. Waxay mudnaanta u leeyihiin tallaallada, si ay naftooda u difaacaan, iyo inay joojiyaan inay COVID ka ku faafiyaan dadka kale ee aadka u nugul.